Weeraro Al-Shabaab ka fulin rabtay Magaalada Addis ababa oo la fashiliyey

Weerar argagixiso oo laga fulin lahaa qaybo ka mid ah magaalada Addis Ababa ayaa la fashiliyey, shaqsiyaadkii fulin lahaana gacanta ayaa lagu dhigay sida uu sheegay Birhanu Seggaye oo ah Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Itoobiya oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa. Birhanu Seggaye wuxuu intaa ku daray in shaqsiyaadka falkaasi loo qabtay ay yihiin … Continue reading Weeraro Al-Shabaab ka fulin rabtay Magaalada Addis ababa oo la fashiliyey